Madaxweynaha Koonfur Kuuriya oo si diiran loogu soo dhoweeyey Pyongyang (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa ku sugan magaalada Pyongyang isaga oo ka qaybgalaya shir ay ujeedadiisu tahay sidii loo dardar galin lahaa wadahadalladii hubka nukliyeerka ah looga ciribtirayay gacanka Kuuriya ee u dhaxeeyay Kuuriyada Waqooyi iyo Maraykanka. Madaxweyne Moon ayaa kaalin wayn oo dhexdhexaadin ka ciyaaray wadahadalkii tariikhiga ahaa ee Singapore ku dhexmaray Madaxweynaha … Continue reading Madaxweynaha Koonfur Kuuriya oo si diiran loogu soo dhoweeyey Pyongyang (Daawo Sawirro)